Xalqada 1,aad Axkaamta Bisha Ramadaan Sh Xassaan

Website-ka alithar.net Waa Website, Kheyri ah oo Ka shaqeeya Samafalka & Fidinta Dacwada Waana Mareegto Marwaliba Utaagan In Wax waliba oo ku saabsan Acmaash Kheyrka ah U Gudbiso Bulshada Soomaliyeed Ee Muslimiinta ah Dal & Dibad.

Maanta waa Kowda Bisha Ramadaan Sida aan horay idin kugu sheegnay waxaan halkaan kusoo gudbin donnaa Muxaadaraad ku saabsan bisha Barakaysan Ee Ramadaan.

HALKAAN HOOSE KALA DEGSO KANA DHAGEYSO

https://shaqowacan.net/wp-content/uploads/2023/03/yt1s.com-01-Axkaamta-Bisha-Ramadaan-Sh-Xassaan.mp3?_=1
182
Exit mobile version