Axkaamta Soonka

Waa Maanlinimo Jumco ah taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 25-08-1444, oo ku beegan 17-03-2023

Waxaa maalmo kooban inooga harsan bisha barakeysan Ee Ramadaan oo ah bil cibaado iyo Fadli badan.

Sidaasi Darteed si aan uga faa’iideysano fadliga bishaas barakeysan, waxaan idiin soo gudbineynaa muxaraadaad taxane ah oo Ku Saabsan Bisha Ramadaan Insha,ALLAH.

Sheekh Maxamed Cumar Dirir

https://shaqowacan.net/wp-content/uploads/2023/03/yt1s.com-Axkaamta-Soonka-Q1aad-Ramadaan-2022.mp3?_=1
Exit mobile version