(Dhageyso) Kalimad Ku Saabsan Zakada

Sida aynu Wada Ognahay Waxaa Lagu Jiraa Bisha Kowaad Ee Sanadka Hijriyada Waa Bisha Muxaram, Hadii aynu Sikale Udhigno Waa Bishii Zakada.

Hadaba Culuma,udiinka Soomaliyeed ayaa Dadka Muslimiinta ah Ku Boorinaya Inay Maalkooda Ama Xoolahoda Wuxuu Ilaahay Siiyay ay Zakada Ka Bixiyaan.

Shekh Khadar Cusmaan Barre, Imaamka Masjidka Cabdullaahi insaani ayaa lahadlay Jameecada Masjidka Salaada Kadib.

HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO KALIMAD KU SAABSAN ZAKADA

https://shaqowacan.net/wp-content/uploads/2022/08/Kalimad-Ku-Saabsan-Zakada.mp3?_=1

 

Exit mobile version