Tartanka Qur,aan Aqriska Bisha Ramadaan 1

Waxaa lasoo Gabagabeyay Tartan qur,aan aqris ah oo ay ka qeybgalayaan Inkabadan 20 Arday oo Wax kabarta Madaarista Ku yaala Muqdisho iyo Gobolada Dalka,

Ardayda ayaa Ku Tartamayay 10 Juz 20,ka Juz iyo 30 Juz Ee Qur,aanka Kariimka.

HALKAAN HOOSE KALA SOCO TARTANKA

https://shaqowacan.net/wp-content/uploads/2022/05/Tartanka-Quraanka-Kariimka-bisha-barakeeysan-ee-Ramadaan-1.mp3?_=1
Exit mobile version